Ragii ka Dambeeyay Dilka Sheekh Cali Dheere oo la shaaciyay kadib baaris lagu sameeyay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa soo gabo gabeesay baarista dil argagax lahaa oo loo geestay 17/5/2021 Sheekh Cali Axmed Faarax ( Sheekh Cali Dheere) oo ahaa Maamulaha Guud ee jamciyadda Imaam Nawawi ee gobolka Mudug. Xeerilaaliye Ku xigeenka Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Muumin Xuseen Cabdullaahi ayaa sheegay in guddi Saraakiil baarayaal ah oo … Continue reading Ragii ka Dambeeyay Dilka Sheekh Cali Dheere oo la shaaciyay kadib baaris lagu sameeyay